Qeexid
"Cid dersi siin."
[-iyay, -isay]
calmi2 yay
calmi2 say
f.g2"Cid dersi siin."
Wadaag:
(nax.) C. afeed: daraasad cilmi ku dhisan oo u gaar ah afafka aadamiga.
m.l
Wadaag:
Cunno meyrax iwm gowsaha ku jilcin.
Wax si aan habboonayn isugu qasid.
f.g1
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Dembi ama qaan cid gashay u dhaafid.
f.g1
Wadaag:
(c.nafl.) Dareere aan midab lahayn, qanjirrada xayawaanka ka yimaada oo cunnada jilciya; candhuufo.
m.dh
Wadaag: