Qeexid
"Wax si aad ah u jecleysasho."
[-maday, -matay]
calm aday
calm atay
f.g3"Wax si aad ah u jecleysasho."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Tilmaan gaar ah oo wax leeyahay oo waxyaabaha la nooca ah looga garto; astaan.
Belo; masiibo.
C. ah: curyaan. ld calaamad.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Dareere aan midab lahayn, qanjirrada xayawaanka ka yimaada oo cunnada jilciya; candhuufo.
m.dh
Wadaag:
Geed laamo dhuudhuuban iyo caleemo balballaaran leh oo dhala miro kuwa canabka u eg.
m.dh
Wadaag:
Dad aan wax qori karin waxna akhrin karin.
Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon badan u lahayn.
m.dh.u
Wadaag: