Qeexid
"Adkeysi iyo dulqaad loo yeesho dhibaato."
Qeexid Xigta
Naxariis iyo jixinjix la'aan.
[-dkaa, -dkayd]
calool-adag kaa
calool-adag kayd
f.mg4"Adkeysi iyo dulqaad loo yeesho dhibaato."
Naxariis iyo jixinjix la'aan.
Wadaag:
Ku c.: adkeysi iyo isbeddel la'aan muujin.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m.dh
Wadaag:
Waxaan jilicsanayn ahaansho.
Wax xoog iyokarti leh ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Qof xumaatada lagu sameeyo aan illaawin; uurkuqaad.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Nooc dadabta aqalka kamid ah oo laga sameeyo ulaha geed-duurkaoo lagu seexdo ama guryaha lagu ilxiro.
m.l
Wadaag:
Ka c./u c.: qof caloolxumo hayso ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Saxaro badan, jilicsan oo dulin nafleyda caloosha ka qooma keeno; shuban; dababbax.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.l) Dagaal dad badan ku hoobtay. ld caloolacaddo.
m.dh
Wadaag: