Qeexid
"Ku c.: adkeysi iyo isbeddel la'aan muujin."
[-gay, -gtay]
calool-adayg2 ay
calool-adayg2 tay
f.mg1"Ku c.: adkeysi iyo isbeddel la'aan muujin."
Wadaag:
Adkeysi iyo dulqaad loo yeesho dhibaato.
Naxariis iyo jixinjix la'aan.
f.mg4
-dkaa, -dkayd
Wadaag:
Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m.dh
Wadaag:
Wax si cabsi iyo gabbasho la'aan ah ugu dhiirrasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Ka m.: wax samayntooda diidid.
Ku m.: wax ku adkaysasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Ku g.: hanti ku bakhaylid (qof).
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Qof xumaatada lagu sameeyo aan illaawin; uurkuqaad.
m.l
Wadaag:
Ku dh.: cid wax loo diray fulin waayid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
(-llo, m.dh) Nooc dadabta aqalka kamid ah oo laga sameeyo ulaha geed-duurkaoo lagu seexdo ama guryaha lagu ilxiro.
m.l
Wadaag:
Ka c./u c.: qof caloolxumo hayso ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (daaw.) Dawo badisa caloolbaxa, ayadoo jilcinaysa saxarada ama dhaqaajineysa xiidmaha.
m.l
Wadaag: