Qeexid
"Qof xumaatada lagu sameeyo aan illaawin; uurkuqaad."
"Qof xumaatada lagu sameeyo aan illaawin; uurkuqaad."
Wadaag:
Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m.dh
Wadaag:
Adkeysi iyo dulqaad loo yeesho dhibaato.
Naxariis iyo jixinjix la'aan.
f.mg4
-dkaa, -dkayd
Wadaag:
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Ka c./u c.: qof caloolxumo hayso ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Ku c.: adkeysi iyo isbeddel la'aan muujin.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Nafley saxaro badan oo jilicsan dhigid.
f.mg1
Wadaag:
Saxaro badan, jilicsan oo dulin nafleyda caloosha ka qooma keeno; shuban; dababbax.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.l) Dagaal dad badan ku hoobtay. ld caloolacaddo.
m.dh
Wadaag: