Qeexid
"(-dyo, m.l) Dagaal dad badan ku hoobtay. ld caloolacaddo."
"(-dyo, m.l) Dagaal dad badan ku hoobtay. ld caloolacaddo."
Wadaag:
Nafley galgalasho hadba caloosha la soo kor marinayo samayn.
f.mg2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m.dh
Wadaag:
(u) Koox dad ah oo hanti mood ah oo badan leh.
Marka balagga digirtu ka baxo miliqnimada ee ay iniinyihiisu yaryaryihiin.
m.dh
Wadaag:
Calool adayg yeelasho.
f.mg3
-kaaday, -kaatay
Wadaag:
eeg calool-adag. ld calool adayg1, calool-adkaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Cudur kaneecada laga qaado oo beeryarada barariya; bu'; weled. ld uurweynaad.
m.l
Wadaag:
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Ka c./u c.: qof caloolxumo hayso ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Nafley saxaro badan oo jilicsan dhigid.
f.mg1
Wadaag:
Saxaro badan, jilicsan oo dulin nafleyda caloosha ka qooma keeno; shuban; dababbax.
m.l
Wadaag: