Qeexid
"eeg caloolbax2."
"eeg caloolbax2."
Wadaag:
Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m.dh
Wadaag:
Saxaro badan, jilicsan oo dulin nafleyda caloosha ka qooma keeno; shuban; dababbax.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Nafley saxaro badan oo jilicsan dhigid.
f.mg1
Wadaag:
Qof xumaatada lagu sameeyo aan illaawin; uurkuqaad.
m.l
Wadaag:
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Ka c./u c.: qof caloolxumo hayso ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag: