Qeexid
"/dh eeg caloolfayoobow. ld caloolfayoobaan."
"/dh eeg caloolfayoobow. ld caloolfayoobaan."
Wadaag:
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin; uursami.
m.dh
Wadaag:
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin noqosho.
f.mg3
-bowday, -baatay
Wadaag:
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
f.mg4
-oobaa, -oobayd
Wadaag:
Xanuun qabatin ah oo caloosha maroojiya; caloolxanuun. ld caloolqabad.
m.dh
Wadaag: