Qeexid
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin noqosho.
[-bowday, -baatay]
f.mg3Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin noqosho.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin; uursami.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -oobaa, -oobayd
Qeexid: Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld caloolfayoobaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh eeg caloolfayoobow. ld caloolfayoobaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld caloolyow1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Welwel iyo walaac ku dhasha qof marka uu la kulmo arrin adag oo uusan xal u haynin. ld caloolyoobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Qof la kulmay arrin adag oo uusan xal u haynin welwel iyo walaac ku beermid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qeexid Xigta: Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -maaday, -maatay
Qeexid: Ka c.: caloolxumo dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -kaaday, -kaatay
Qeexid: Calool adayg yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: caloolgo'id m.f.dh eeg caloolgo'.
Qeexid: caloolgo' f.mg1 (-'ay, -'day) Ka c.: qof, cid uu jeclaa aad u nicid.
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Caloolgubyo dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg caloolgubyoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -amaa, -amayd
Qeexid: Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Ka c./u c.: qof caloolxumo hayso ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Bilawga uurka haweenka, uurgal.
Qeexid Xigta: ld caloolgelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Saxaro badan, jilicsan oo dulin nafleyda caloosha ka qooma keeno; shuban; dababbax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) Uur gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Nafley saxaro badan oo jilicsan dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]