Qeexid
Caloolgubyo dareemid.
[-ooday, -ootay]
f.mg3Caloolgubyo dareemid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg caloolgubyoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dareen leh ciil, caro iyo murugo; tiiraanyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: caloolgo'id m.f.dh eeg caloolgo'.
Qeexid: caloolgo' f.mg1 (-'ay, -'day) Ka c.: qof, cid uu jeclaa aad u nicid.
m.l
Qeexid: Bilawga uurka haweenka, uurgal.
Qeexid Xigta: ld caloolgelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) Uur gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qeexid Xigta: Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Cagagubyo dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld caloolgal1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld caloolyow1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Ka c./u c.: qof caloolxumo hayso ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Nafley saxaro badan oo jilicsan dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Welwel iyo walaac ku dhasha qof marka uu la kulmo arrin adag oo uusan xal u haynin. ld caloolyoobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Qof la kulmay arrin adag oo uusan xal u haynin welwel iyo walaac ku beermid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -amaa, -amayd
Qeexid: Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Saxaro badan, jilicsan oo dulin nafleyda caloosha ka qooma keeno; shuban; dababbax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin; uursami.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -bowday, -baatay
Qeexid: Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) (c.nafl.) Qaybta wadnaha ee ka soo qaadda dhiigga dhegyarada ee u tuurta habdhiska halbowlayaasha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.l) Dagaal dad badan ku hoobtay. ld caloolacaddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]