Qeexid
"Qof naxariis badan ahaansho."
Qeexid Xigta
Qof wax uusan hubsan si sahlan u qaata ahaansho.
[-naa, -nayd]
calooljilcan aa
calooljilcan ayd
f.mg4"Qof naxariis badan ahaansho."
Qof wax uusan hubsan si sahlan u qaata ahaansho.
Wadaag:
Dareen naxariis iyo turaal leh oo aadanaha ku beerma.
Dareen nuglaan iyo debec leh oo loo yeesho arrin aan la hubsan.
m.l
Wadaag:
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (daaw.) Dawo badisa caloolbaxa, ayadoo jilcinaysa saxarada ama dhaqaajineysa xiidmaha.
m.l
Wadaag:
eeg calool-adag. ld calool adayg1, calool-adkaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg caloolxun. ld caloolxumaansho, caloolxumi, caloolxumo.
m.f.dh
Wadaag:
Ka c./u c.: qof caloolxumo hayso ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
(-dyo, m.l) Dagaal dad badan ku hoobtay. ld caloolacaddo.
m.dh
Wadaag:
Wax la jilciyey ahaansho.
Wax jileec ka muuqdo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Nafley saxaro badan oo jilicsan dhigid.
f.mg1
Wadaag: