Qeexid
"eeg calooljilcan. ld calooljilcanaansho."
"eeg calooljilcan. ld calooljilcanaansho."
Wadaag:
Qof naxariis badan ahaansho.
Qof wax uusan hubsan si sahlan u qaata ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dareen naxariis iyo turaal leh oo aadanaha ku beerma.
Dareen nuglaan iyo debec leh oo loo yeesho arrin aan la hubsan.
m.l
Wadaag:
eeg calool-adag. ld calool adayg1, calool-adkaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg caloolxun. ld caloolxumaansho, caloolxumi, caloolxumo.
m.f.dh
Wadaag:
(daaw.) Xaalad dhigidda saxarada ay aad u yaraato ama saxarada ay aad u adkaato yaraatana ama soo dhaafidda saxarada ay dhib ama xanuun keento.
m.dh
Wadaag:
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
eeg beerjilcan. ld beerjilcanaansho, beerjileec (2).
m.f.dh
Wadaag:
Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (daaw.) Dawo badisa caloolbaxa, ayadoo jilcinaysa saxarada ama dhaqaajineysa xiidmaha.
m.l
Wadaag: