Qeexid
"/dh ld calooljilcanaan."
"/dh ld calooljilcanaan."
Wadaag:
Qof naxariis badan ahaansho.
Qof wax uusan hubsan si sahlan u qaata ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
/dh eeg caloolfayoobow. ld caloolfayoobaan.
m.l
Wadaag:
Dareen naxariis iyo turaal leh oo aadanaha ku beerma.
Dareen nuglaan iyo debec leh oo loo yeesho arrin aan la hubsan.
m.l
Wadaag: