Qeexid

"Dareen naxariis iyo turaal leh oo aadanaha ku beerma."

Qeexid Xigta

Dareen nuglaan iyo debec leh oo loo yeesho arrin aan la hubsan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine