Qeexid
caloolsan. ld caloolsami.
caloolsan. ld caloolsami.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.mg4
Labdhedig: -amaa, -amayd
Qeexid: Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cadaawad iyo neceyb la'aan. ld caloolsamaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg caloolxun. ld caloolxumaansho, caloolxumi, caloolxumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg camalsan. ld camalsamaansho, camalsami.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg calool-adag. ld calool adayg1, calool-adkaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qeexid Xigta: Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg caloolweynad. ld caloolweynaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg calooljilcan. ld calooljilcanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh eeg caloolxumow. ld caloolxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld caloolfayoobaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: caloolgo'id m.f.dh eeg caloolgo'.
Qeexid: caloolgo' f.mg1 (-'ay, -'day) Ka c.: qof, cid uu jeclaa aad u nicid.
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof naxariis badan ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof wax uusan hubsan si sahlan u qaata ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Xaalad dhigidda saxarada ay aad u yaraato ama saxarada ay aad u adkaato yaraatana ama soo dhaafidda saxarada ay dhib ama xanuun keento.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Bilawga uurka haweenka, uurgal.
Qeexid Xigta: ld caloolgelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Welwel iyo walaac ku dhasha qof marka uu la kulmo arrin adag oo uusan xal u haynin. ld caloolyoobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Qof la kulmay arrin adag oo uusan xal u haynin welwel iyo walaac ku beermid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) Uur gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Saxaro badan, jilicsan oo dulin nafleyda caloosha ka qooma keeno; shuban; dababbax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Nafley saxaro badan oo jilicsan dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]