Qeexid
"Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho."
[-amaa, -amayd]
caloolsan maa
caloolsan mayd
f.mg4"Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho."
Wadaag:
Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m.dh
Wadaag:
eeg calool-adag. ld calool adayg1, calool-adkaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg caloolxun. ld caloolxumaansho, caloolxumi, caloolxumo.
m.f.dh
Wadaag:
Qof naxariis badan ahaansho.
Qof wax uusan hubsan si sahlan u qaata ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ka c./u c.: qof caloolxumo hayso ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
(-dyo, m.l) Dagaal dad badan ku hoobtay. ld caloolacaddo.
m.dh
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Nafley saxaro badan oo jilicsan dhigid.
f.mg1
Wadaag:
Saxaro badan, jilicsan oo dulin nafleyda caloosha ka qooma keeno; shuban; dababbax.
m.l
Wadaag: