Qeexid
"Ka c.: caloolxumo dareemid."
[-maaday, -maatay]
caloolxumow aaday
caloolxumow aatay
f.mg3"Ka c.: caloolxumo dareemid."
Wadaag:
Cid caloolxumo badid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Ka c./u c.: qof caloolxumo hayso ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
eeg caloolxun. ld caloolxumaansho, caloolxumi, caloolxumo.
m.f.dh
Wadaag:
Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m.dh
Wadaag:
Calool adayg yeelasho.
f.mg3
-kaaday, -kaatay
Wadaag:
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
f.mg4
-oobaa, -oobayd
Wadaag:
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
(-dyo, m.l) Dagaal dad badan ku hoobtay. ld caloolacaddo.
m.dh
Wadaag: