Qeexid Xigta
ld caloolyow1.
ld caloolyow1.
Wadaag:
Welwel iyo walaac ku dhasha qof marka uu la kulmo arrin adag oo uusan xal u haynin. ld caloolyoobid.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof la kulmay arrin adag oo uusan xal u haynin welwel iyo walaac ku beermid.
f.mg1
Wadaag:
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin; uursami.
m.dh
Wadaag:
Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (c.nafl.) Qaybta wadnaha ee ka soo qaadda dhiigga dhegyarada ee u tuurta habdhiska halbowlayaasha.
m.dh
Wadaag:
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin noqosho.
f.mg3
-bowday, -baatay
Wadaag:
Dareen rabitaan oo ku dhasha qof marka wax uu jeclaa araggooda ka raago; hilow.
boholyow1 m.l 1. Dareen rabitaan oo ku dhasha qof marka wax uu jeclaa araggooda ka raago; hilow. 2. ld boholyoobid.
m.f.dh
Wadaag:
Qof xumaatada lagu sameeyo aan illaawin; uurkuqaad.
m.l
Wadaag: