Qeexid
"(calooshood-lacayarro, m.dh) Qof maalintaas hantidiisu sida ay tahay u dhaqma oo aan mustaqbalka ka fikirin."
"(calooshood-lacayarro, m.dh) Qof maalintaas hantidiisu sida ay tahay u dhaqma oo aan mustaqbalka ka fikirin."
Wadaag:
(-dyo, m.l) Dagaal dad badan ku hoobtay. ld caloolacaddo.
m.dh
Wadaag:
(calooshood ushaqaystayaal, m.l) Qof loo kireysto dil, dhac, qarbudaad iwm.
m.l
Wadaag:
Madaddaali tab iyo xeel leh waqti isku dhaafin.
Fal, jaan iyo jiib leh habeen waqti isku dhaafin.
Tartan kubbad, orod iwm. ka qaybqaadasho. 4. Kaftan dhihid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Madaddaalo tab iyo xeel loo dheelo leh oo ay dadku waqtiga isku dhaafiyaan.
Fal, jaan iyo jiib leh oo ay dhallinyaradu habeenkii waqtiga iskudhaafiyaan.
Tartan kubbad, orod iwm. 4. Kaftan aan run ahayn. ld ciyaar1.
m.dh
Wadaag:
Nafley galgalasho hadba caloosha la soo kor marinayo samayn.
f.mg2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m.dh
Wadaag:
Ka c./u c.: qof caloolxumo hayso ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Saxaro badan, jilicsan oo dulin nafleyda caloosha ka qooma keeno; shuban; dababbax.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (c.nafl.) Qaybta wadnaha ee ka soo qaadda dhiigga dhegyarada ee u tuurta habdhiska halbowlayaasha.
m.dh
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Nafley saxaro badan oo jilicsan dhigid.
f.mg1
Wadaag: