Qeexid
"(-lway, -lowday; -lwi) Biyo, dhoobo ku qasmid."
"(-lway, -lowday; -lwi) Biyo, dhoobo ku qasmid."
Wadaag:
C. ah: biyo dhoobo ku qasantahay.
C. ah: midab calas ah.
m.l.kh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof la kulmay arrin adag oo uusan xal u haynin welwel iyo walaac ku beermid.
f.mg1
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Calal ama wax duugoobay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-taabay,-towday; -taabi) Cid, xumaan ama dhibaato gaartay hadal ku sheegid, claacalid.
f.mg1
Wadaag:
Geed mirood biyo ka batay awgeed aad u weynaaday oo aan miro dhalin. balow3 f.mg1 (-lway, -lowday; -lwi) Cabsi ama xanuun dartiis la qaylin.
m.l
Wadaag:
Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m.dh
Wadaag:
(-laabay, -lawday; -laabi) Qof dalkiisii ku dhibaatooday, dal kale iska aadid.
f.mg1
Wadaag:
ld galow. Meesha godan ee ay iska galaan luqunta iyo sakaarka; dhuun, rubad.
H. ah: waddo haloosi ah.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) La c.: cid colaad u qaadid.
f.mg1
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof aad u weyn oo carruuroobay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-shay, - latay) Alaabo yar gaadiid saarasho. ld calaalo.
f.g3
Wadaag: