Qeexid
"Qof hurdaya hadlid. ld carwasaad2."
[-day, -dday]
calwasaad3 ay
calwasaad3 day
f.mg1"Qof hurdaya hadlid. ld carwasaad2."
Wadaag:
Hadal qof hurdayo uu ku hadlo; qarow.
ld calwasaadid.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (daaw.) Xaalad muddo gaaban ee maskaxda shaqadeedu isku qasanto oo la socoto jirro maskaxda.
m.l
Wadaag:
Meel dhagax ballaaran oo siman leh oo ciid ku hareereysantahay oo biyaha celisa.
C.daas joog/c.daas mar: wax buux ah (weel); qof fiican.
m.dh
Wadaag: