Qeexid
"Biyo, calow ka dhigid."
[-iyay, -isay]
calw yay
calw say
f.g2"Biyo, calow ka dhigid."
Wadaag:
(c.nafl.) Dareere aan midab lahayn, qanjirrada xayawaanka ka yimaada oo cunnada jilciya; candhuufo.
m.dh
Wadaag:
Miro digir, lows iwm qallajin.
Gabay ku luuqayn.
Tusbax ku werdiyid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax dab ku madoobayn ama ku midabayn.
Wax la iibinayo qiimahooda mid ka yar ku gadid.
ld qalwi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hilib iwm holac ku dubid.
Weel iwm holac ku diirin.
Fuud, dawo iwm nafley afka uga shubid. ld halwi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay;-iyi) Cid kaalmo ama taageero u fidin. ld cawi.
f.g1
Wadaag:
Wax si degdeg ah oo is dabajoog ah u qabasho ama dhihid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof hurdaya hadlid. ld carwasaad2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: