Qeexid
"Wax calyo ku halllayn; calyo ku qoyn. ld candhuufayn."
[-yeeyay, -yeysay]
calye eeyay
calye eysay
f.g2"Wax calyo ku halllayn; calyo ku qoyn. ld candhuufayn."
Wadaag:
(c.nafl.) Dareere aan midab lahayn, qanjirrada xayawaanka ka yimaada oo cunnada jilciya; candhuufo.
m.dh
Wadaag:
Harag caano ku jilcin.
Ma daroorsha ka dhigid, agloolid.
Waxyaabo aan islahayn isku qasid (arrin). 4. Qof si xun ula dhaqasho.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag:
Dhul qashin ka nadiifin.
Biyo calas ka dhigid.
f.g2
-seeyay, -seysay
Wadaag:
Wax, wax cusub oo waqtiga la socda ka dhigid.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Cid hambalyo u jeedin.
f.mg2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Habeenka gelinkiisa hore sheeko, ciyaaro iwm waqti isku dhaafin.
f.mg2
-weeyay, -weysay
Wadaag:
Neef la qalayo hilibkiisa xubin xubin u goyn.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag: