Qeexid
"Camal wanaagsan Eebbe dartii u sameyn."
Qeexid Xigta
Ku c.: amar sidii laga rabay u fulin.
[-alay, -ashay]
camalfal2 lay
camalfal2 shay
f.mg1"Camal wanaagsan Eebbe dartii u sameyn."
Ku c.: amar sidii laga rabay u fulin.
Wadaag:
Camal wanaagsan Eebbe dartii u samayn.
f.mg3
-ashay, -alatay
Wadaag:
Hawl, shaqo.
Abuur, dabeecad.
Xanaaq, dhirif, caro. 4. (s) Sidiis, oo kale.
m.l
Wadaag:
Qof dabeecad wanaagsan ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Qof aan dabeecad wanaagsanayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
(-lyo, m.l) Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.
m.dh
Wadaag:
Dabeecad aan wanaagsanayn oo qof yeesho. ld camalxumaan.
m.dh
Wadaag:
Nooc cayayaanka yaryar ka mid ah oo hargaha gala.
C. ah: qof gaboobay.
m.l
Wadaag: