Qeexid
"Camal wanaagsan Eebbe dartii u samayn."
[-ashay, -alatay]
camalfal shay
camalfal latay
f.mg3"Camal wanaagsan Eebbe dartii u samayn."
Wadaag:
Camal wanaagsan Eebbe dartii u sameyn.
Ku c.: amar sidii laga rabay u fulin.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Hawl, shaqo.
Abuur, dabeecad.
Xanaaq, dhirif, caro. 4. (s) Sidiis, oo kale.
m.l
Wadaag:
Qof dabeecad wanaagsan ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Qof aan dabeecad wanaagsanayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Dabeecad aan wanaagsanayn oo qof yeesho. ld camalxumaan.
m.dh
Wadaag:
Nooc cayayaanka yaryar ka mid ah oo hargaha gala.
C. ah: qof gaboobay.
m.l
Wadaag:
Qof camalsan noqosho.
f.mg3
-maaday, -maatay
Wadaag:
cayalo'aad m.l Nagaar dhulka ku faafa caleemo biyo ka buuxaan iyo laamo jilicsan leh oo ka baxa meesha degelka leh.
Wadaag: