Qeexid
ld camalxumaan.
ld camalxumaan.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Dabeecad aan wanaagsanayn oo qof yeesho. ld camalxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Qof aan dabeecad wanaagsanayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg camalxun. ld camalxumaansho, camalxumi, camalxumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld camalxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hawl, shaqo.
Qeexid Xigta: Abuur, dabeecad.
Qeexid Kale: Xanaaq, dhirif, caro. 4. (s) Sidiis, oo kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dareen cadaawad iyo ciilqab leh. ld caloolxumi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld falfalxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-eeyo, m.dh) Haweeney xanaaq badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld camalfalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -amaa, -amayd
Qeexid: Qof dabeecad wanaagsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Camal wanaagsan Eebbe dartii u sameyn.
Qeexid Xigta: Ku c.: amar sidii laga rabay u fulin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-wyo, m.dh) Nin xanaaq badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Fal.
Qeexid Xigta: Dariiq, dhicitaan; hab, qaab.
Qeexid Kale: Shaqo, hawl.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ashay, -alatay
Qeexid: Camal wanaagsan Eebbe dartii u samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhaqan xun oo dadku yeesho.
Qeexid Xigta: ld falfalxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dabeecad wanaagsan oo qof yeesho. ld camalsamaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc cayayaanka yaryar ka mid ah oo hargaha gala.
Qeexid Xigta: C. ah: qof gaboobay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: C. ah: qof aan indhaha wax ka arkayn. ld cammoole.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Itaaldarro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.w
Qeexid: eeg camaliyad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]