Qeexid
"Farsamo, si aan hagaagsaneyn u sameyn. ld camandulleyn."
"Farsamo, si aan hagaagsaneyn u sameyn. ld camandulleyn."
Wadaag:
Farsamo, si aan hagaagsaneyn u sameyn.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Dalool sanka lo'da laga dalooliyo oo bir laga geliyo si xarigga lagu hoggaaminayo loogu xiro.
S. ah: qasab; xoog.
m.l
Wadaag:
Orod labada gacmood iyo labada addin dadku ku ordo. ld firindiglo.
m.l
Wadaag:
Nooc cayayaanka yaryar ka mid ah oo hargaha gala.
C. ah: qof gaboobay.
m.l
Wadaag:
Hawl, shaqo.
Abuur, dabeecad.
Xanaaq, dhirif, caro. 4. (s) Sidiis, oo kale.
m.l
Wadaag:
Gorayo yar oo aan weli lab iyo dheddig loo kala saari karin.
m.l
Wadaag:
Qof aan dabeecad wanaagsanayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Qof dabeecad wanaagsan ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Camal wanaagsan Eebbe dartii u samayn.
f.mg3
-ashay, -alatay
Wadaag: