Qeexid
"U c.: caro dareemid."
[-ooday, -ootay]
camasho oday
camasho otay
f.mg3"U c.: caro dareemid."
Wadaag:
Qof dareema caro ciilqab ah noqosho. ld umal2.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Hawl, shaqo.
Abuur, dabeecad.
Xanaaq, dhirif, caro. 4. (s) Sidiis, oo kale.
m.l
Wadaag:
Nooc cayayaanka yaryar ka mid ah oo hargaha gala.
C. ah: qof gaboobay.
m.l
Wadaag:
Gorayo yar oo aan weli lab iyo dheddig loo kala saari karin.
m.l
Wadaag:
Biyo, hadal iwm ku harqasho.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: