Qeexid
"Canjeelo."
"Canjeelo."
Wadaag:
(daaw.) Cudur maqaarka ku dhaca oo goobo-goobo waaweyn oo cuncun leh u yeela; halaamacood maqaarka intiisa sare oo leh cuncun, finan iyo qolof.
m.dh
Wadaag:
Wax cambaar ku dhacday noqosho.
Wax la dhaleeceeyay noqosho (qof).
f.mg1
Wadaag:
Cambaar u yeelid.
Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhaleecayn, ceebayn.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Shay udgoon, xabag u eg, uurka nibiriga qaarkii ku samaysma oo xeebaha laga helo. ld canbar.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Qawad. Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo barobaro cadcad leh; qawad.
m.dh
Wadaag:
Xubnaha hawomareenka neef si ciriiri ah uga soo bixid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cabbur ku ridid, neef ku celin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xirmidda sanku neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood. ld cabburid.
m.l
Wadaag:
Dhismo yar oo badanaa geedo iyo caws ka samaysan oo hargaantigu u galo gorayada, marka uu gaadayo.
m.l
Wadaag:
Qalab qaab bil leh, lacag ka samaysan, shunufyo ka laalaadaan oo haweenku qoorta ku xirtaan.
Uunsi cambar lagu daray.
Nooc cambarka ka mid ah oo aan qiimo badan lahayn. ld canbarshe.
m.l
Wadaag:
Wax la cabburiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: