Qeexid

"eeg cambaaree."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cambaarayn oo kali ah:
  • Sidaa darteed war-saxaafadeedkan ka soo baxay fadhigii golaha wasiirada ee shalay, inkasta oo aanay jirin cid carrabka lagu dhuftay, hadana waxa uu u muuqdaa inuu jawaab u yahay hadalada cambaaraynta ah ee ka soo yeedhay madaxda ururka UCID.
  • Waxa kale oo saddexda xisbi qaran cambaaraynayaan faro gelinta qaawan ee maamulka Garoowe ku hayo nabbada iyo xasiloonida Somaliland, iyaga oo taageero siinaya kooxaha argagixisada iyo nabad diidka ee ka hawlgala deegaanadaas.