Qeexid
"Wax cambaar ku dhacday noqosho."
Qeexid Xigta
Wax la dhaleeceeyay noqosho (qof).
"Wax cambaar ku dhacday noqosho."
Wax la dhaleeceeyay noqosho (qof).
Wadaag:
(daaw.) Cudur maqaarka ku dhaca oo goobo-goobo waaweyn oo cuncun leh u yeela; halaamacood maqaarka intiisa sare oo leh cuncun, finan iyo qolof.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Caaro dareemid (dad ama xoolo). ld caaroo.
f.mg1
Wadaag:
Cambaar u yeelid.
Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhaleecayn, ceebayn.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Qawad. Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo barobaro cadcad leh; qawad.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Caano, wax car yeeshay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Shay udgoon, xabag u eg, uurka nibiriga qaarkii ku samaysma oo xeebaha laga helo. ld canbar.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax il beelay ama nabar ka gaaray noqosho. ld cawirow.
f.mg1
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Waxabaari ku dhacday noqosho (meel).
f.mg1
Wadaag:
Cayayaan siddeed lugood leh, samaysta dabin shabaq ah oo bahallada yaryari ugu dhacaan.
Cuncun oogada laga dareemo oo barar leh; cadanyo; xajiin.
m.dh
Wadaag:
Qalab qaab bil leh, lacag ka samaysan, shunufyo ka laalaadaan oo haweenku qoorta ku xirtaan.
Uunsi cambar lagu daray.
Nooc cambarka ka mid ah oo aan qiimo badan lahayn. ld canbarshe.
m.l
Wadaag:
Geed weyn, dhulka kuleylaha ka baxa oo leh caleemo dhuudhuuban iyo miro macaan dhexda laf weyn ku leh. ld cambo.
m.l
Wadaag:
Wax dhabarka ku qaadasho.
Gabar la guursa nayo xoog kula bixid. ld xambaarso.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag: