Qeexid
"Badar cambuulo ka dhigid."
[-leeyay, -leysay]
cambuule eeyay
cambuule eysay
f.g2"Badar cambuulo ka dhigid."
Wadaag:
Tub geed sisin ah oo isku xiran.
Hoy yar, caws qoryo iwm ka samaysan oo beeraha laga dhex samaysto. ld abbuul, ambuul, cabbuul.
m.l
Wadaag:
Badar la kariyey isagoo iniinahiisa aan la burburin.
m.dh
Wadaag:
Qodaxda sarmaanta marka ay curdanka tahay; dhambacaluul.
m.dh
Wadaag:
Gashi haweenku qaato oo ilaa lugaha ku eg.
ld camambuurid.
m.l
Wadaag:
Camcanka oo la buuriyo caro darteed.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax si aan nadaamsaneyn u laalaabid.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Wax in la helo rajo ka qabid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Cambaar u yeelid.
Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhaleecayn, ceebayn.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Geed weyn, dhulka kuleylaha ka baxa oo leh caleemo dhuudhuuban iyo miro macaan dhexda laf weyn ku leh. ld cambo.
m.l
Wadaag: