Qeexid

"Nafley dhulka ku rafin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga camcami oo kali ah:
  • Dabadeed Madaxyuubka oo ayaamo badan camcaminayay magacawga dawladda ayaa loo malaynayaa inuu ku qunbacday, kadib markii xildhibaanadu isu xariifiyeen afar minister oo ansixinta loo diiday.
  • Waxa kale oo aan ogaa inaanay jamaal iyo joog lagu majeerto lahayn, ayse lahayd jidh cuddoon oo camcaminta ku wanaagsan.