Qeexid

"eeg camcami. ld camcamis, camcamo (3)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga camcamin oo kali ah:
  • Waxa kale oo aan ogaa inaanay jamaal iyo joog lagu majeerto lahayn, ayse lahayd jidh cuddoon oo camcaminta ku wanaagsan.
  • Shirkii Kiiniya ee lagu ruquusayay arrinta Soomaaliya, Baaq dhawaan laga soo saaray ayaa lagu dalbaday doob-guuno Caalami ah oo camcaminta la sii wada.