Qeexid

"Dukaan, badeeco badan dhigid."

Qeexid Xigta

Shaah, sonkor, caleen, qoroful, hayl iwm isu dheellitirid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cammir oo kali ah:
  • Haddaba, dagaalkan dhexmaray laba ka mid ah Maleeshiyooyinka Boorama, ayaa waxa uu marka horeba ka bilowday meelaha ugu cammiran magaalada oo ay ku yaallaan Bacadlaha, Kaboolayaasha, Jaadlaha iyo Bakhaarada Bagaashka iyo Farsamooyinka Dhismaha.
  • Maamulkii Ingiriiska ee Somaliland oo markii hore xarun ay u ahayd Bebera, wuxuu sii kordhiyay cammirnaanta magaalada Berbera ee daba-yaaqadii qarnigii 19aad.