Qeexid
"C. ah: qof aan indhaha wax ka arkayn. ld cammoole."
"C. ah: qof aan indhaha wax ka arkayn. ld cammoole."
Wadaag:
Dukaan, badeeco badan dhigid.
Shaah, sonkor, caleen, qoroful, hayl iwm isu dheellitirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cid khayaamayn.
Cid indhatirid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Dhul ku rafin aan waxyeello weyn lahayn ee nafley lagu sameeyo.
Waqti in door ah; cabbaar.
ld camcamin.
m.dh
Wadaag:
Ciid jilicsan oo aan lahayn habaas, dhoobo iyo dhagax.
m.dh
Wadaag:
Wax la cammiray ahaansho (dukaan).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Laba maqaar lo'aad oo isku midab ah iyo maqaar saddexaad oo ka midab duwan oo inta si farsamaysan laysugu dhafo, laysku tolo oo mid laga dhigo.
m.dh
Wadaag:
Hawl, shaqo.
Abuur, dabeecad.
Xanaaq, dhirif, caro. 4. (s) Sidiis, oo kale.
m.l
Wadaag:
Nooc cayayaanka yaryar ka mid ah oo hargaha gala.
C. ah: qof gaboobay.
m.l
Wadaag:
Geed weyn, dhulka kuleylaha ka baxa oo leh caleemo dhuudhuuban iyo miro macaan dhexda laf weyn ku leh. ld cambo.
m.l
Wadaag:
Wax aan dhab ahayn oo meel maran lagu buuxiyo.
ld cammirid.
m.dh
Wadaag:
Geed laamo dhuudhuuban iyo caleemo balballaaran leh oo dhala miro kuwa canabka u eg.
m.dh
Wadaag: