Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Cammo noqosho."
"(-oobay, -owday; -oobi) Cammo noqosho."
Wadaag:
Cid khayaamayn.
Cid indhatirid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Dukaan, badeeco badan dhigid.
Shaah, sonkor, caleen, qoroful, hayl iwm isu dheellitirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof camalsan noqosho.
f.mg3
-maaday, -maatay
Wadaag:
Wax tiradoodu dhantahay noqosho.
Wax aan wax ka harin noqosho.
f.mg3
-maaday, -maatay
Wadaag:
Ciid jilicsan oo aan lahayn habaas, dhoobo iyo dhagax.
m.dh
Wadaag:
Wax la cammiray ahaansho (dukaan).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax aan dhab ahayn oo meel maran lagu buuxiyo.
ld cammirid.
m.dh
Wadaag:
Waqtiga ay kala guurayaan habeenka iyo maalintu ee aan indhuhu si fiican wax u arkin. ld himahiime, himhimmow, huumammow.
m.l
Wadaag:
Wax cambaar ku dhacday noqosho.
Wax la dhaleeceeyay noqosho (qof).
f.mg1
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Caano, wax car yeeshay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Nooc cayayaanka yaryar ka mid ah oo hargaha gala.
C. ah: qof gaboobay.
m.l
Wadaag: