Qeexid
"ld cinaad2."
[-day, -dday]
canaad2 ay
canaad2 day
f.g1"ld cinaad2."
Wadaag:
(daaw.) Xuub cad oo isha qaybteeda madow fuula oo aragga yareeya.
m.l
Wadaag:
Culays.
Daal badan oo la dareemo marka socod dheer la galo.
m.dh
Wadaag:
Geed ka baxa kulaylaha oo dhala buruq kuusan, macaan oo korka ku leh qolof kurtumo leh, madaxa sarena caleemo dhuudhuuban oo adag.
m.l
Wadaag:
(f.g) Diidmo luggooyo ku jirto cid kula kicid.
(f.mg) Runta ka madax-adaygid. ld canaad2.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Neef geel ah oo la xanujin si uu cabaad u sameeyo.
Calaacalid, catawid (qof).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax cad ahaansho.
Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin ahaansho.
Waa ka caddahay: waa liitaa.
f.mg4
Wadaag:
Geed saaq, dhala miro yaryar, kulkulucsan, caddaan ama guduud ah, cutubcutub u baxa oo sidooda lagu cuno ama khamri laga sameeyo ama inta la qallajiyo sibiib laga dhigo.
Miraha geedkaas dhala.
C. ah: kuul mirahaas u eg. ld cinab.
m.l
Wadaag:
Dad si ihaano ahaan, la rabo in wax laga sheego.
eeg cunsur.
m.dh.u
Wadaag: