Qeexid

"Dad si ihaano ahaan, la rabo in wax laga sheego."

Qeexid Xigta

eeg cunsur.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga canaasiir oo kali ah:
  • Qabashadani waxa kale ooy tooshka ku ifisay arrin qarsoodiya oo ka dhexaysa qolooyinka Puntland iyo canaasiir joogta Villa Soomaaliya, taas oo dad badan ka sasisay.
  • "Dowladda qorshaheeda waa mida tababarka loo siiyay ciidamada faraha badan ee loo tababaray in ay ka takhalusaan kooxaha canaasiirta ee shacabka dhibaatada u geysanaya," ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha.