Qeexid

"Geed saaq, dhala miro yaryar, kulkulucsan, caddaan ama guduud ah, cutubcutub u baxa oo sidooda lagu cuno ama khamri laga sameeyo ama inta la qallajiyo sibiib laga dhigo."

Qeexid Kale

C. ah: kuul mirahaas u eg. ld cinab.

Qeexid Xigta

Miraha geedkaas dhala.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine