Qeexid
Cid canceeno ka dalbasho.
[-saday, -satay]
f.mg3Cid canceeno ka dalbasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld canceensasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Raxmad; naxariis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg canceenso. ld canceensad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Caleen cunid (riyo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid wehel, garab iwm ka dhigasho.
Qeexid Xigta: Aanayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax meel durugsan ka qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dib ama dhinac wejiga ama oogada u duwid.
Qeexid Xigta: U j.: wax mudnaanta koowaad siin. ld jeeso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Hanti, caymis ka diiwaan gashasho.
Qeexid Xigta: Rati, cayn ku xirasho.
Qeexid Kale: Hanti, dhibaato ka badbaadsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ku d.: wax nacfi leh ku keliyeysasho.
Qeexid Xigta: Ku d.: laba qof ama ka badan, hawl ay qaban lahaayeen sheeko ku illaawid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Hoore ilaa dhibicda ugu dambaysa gororsasho. ld hiinso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]