Qeexid
"Waraabaha kan dheddigga ah."
"Waraabaha kan dheddigga ah."
Wadaag:
Neef irmaan candho keenid.
Neef sid dhaweeyey gor yeelasho.
f.mg2
-dheeyay, -dhaysay
Wadaag:
Wax meel fog wax ka arka ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
Arkidda meel fog wax laga arko. ld indhadeeraan.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Xubin laga helo naasleyda iyo xayawannada kale ee ilmaha dhala, kaas oo uurjiifku ku dhejisan yahay gidaarka ilmagaleenka. ld maldheer.
m.dh
Wadaag:
L. ah: qabiil tira badan ama gobnimo ku faano.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
Ciyaaraha jiibta iyo jaanta leh oo la dheelo mid ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
Si kala daadsanaan iyo qaabdarro ah u fadhiyid (qof).
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
eeg indhadheer. ld indhadheeraansho, indhadeeri.
m.f.dh
Wadaag:
Cadho ku daarasho.
Dhaliicayn.
f.g2
-dheeyay, -dhaysay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xubinta caanahu galaan ee xayawaanka dheddig.
m.dh
Wadaag:
Weynaan iyo barar ka muuqda candho aad caano uga buuxsameen.
m.l
Wadaag:
Si candhaaq ah u fadhiisasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Candho xoolaad aad u dararid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cudur candhada ku dhacay awgeed xididdada caanaha waxyeeloobid.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag: