Qeexid
"eeg candhakarsan. ld candhakarsanaansho."
"eeg candhakarsan. ld candhakarsanaansho."
Wadaag:
Candho xoolaad wax aad u dararay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Candho xoolaad wax aad u dararsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Candho xoolaad aad u dararid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Weynaan iyo barar ka muuqda candho aad caano uga buuxsameen.
m.l
Wadaag:
eeg dhakafaarsan. ld dhakafaarsanaansho, dheg-kafaarsanaan, dheg-kafaar
m.f.dh
Wadaag: