Qeexid
"Neef ari ah si aysan dhashiisu u nuugin kolay harag ama maro ka samaysan candhada u gelin."
[-bay, -btay]
candhasaab2 ay
candhasaab2 tay
f.g1"Neef ari ah si aysan dhashiisu u nuugin kolay harag ama maro ka samaysan candhada u gelin."
Wadaag:
(-byo, m.dh) Kolay maro ama harag ka samaysan oo ariga candhada loo geliyo si aysan dhashoodu u nuugin.
m.l
Wadaag:
Ari irmaan si aysan dhashiisu u nuugin candhasaab u gelin.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Wax la candhasaabay ahaansho (ari).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Indhaha wax ku xirid si aan wax loo arag.
Dareenka aragtida cid ka sixrid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Si kala daadsanaan iyo qaabdarro ah u fadhiyid (qof).
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
indhasaab 1 m.l (-byo, m.dh) 1. Wax indhaha lagu xiro si aysan wax u arag. 2. Sixir.
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xubinta caanahu galaan ee xayawaanka dheddig.
m.dh
Wadaag:
Candho xoolaad aad u dararid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Weynaan iyo barar ka muuqda candho aad caano uga buuxsameen.
m.l
Wadaag:
Si candhaaq ah u fadhiisasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: