Qeexid
"eeg candhasaab2."
"eeg candhasaab2."
Wadaag:
Neef ari ah si aysan dhashiisu u nuugin kolay harag ama maro ka samaysan candhada u gelin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Ari irmaan si aysan dhashiisu u nuugin candhasaab u gelin.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
(-byo, m.dh) Kolay maro ama harag ka samaysan oo ariga candhada loo geliyo si aysan dhashoodu u nuugin.
m.l
Wadaag:
Wax la candhasaabay ahaansho (ari).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
indhasaab 1 m.l (-byo, m.dh) 1. Wax indhaha lagu xiro si aysan wax u arag. 2. Sixir.
Wadaag:
Si kala daadsanaan iyo qaabdarro ah u fadhiyid (qof).
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag: