Qeexid
Ari irmaan si aysan dhashiisu u nuugin candhasaab u gelin.
[-btay, -batay]
f.mg3Ari irmaan si aysan dhashiisu u nuugin candhasaab u gelin.
Fal / verb
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Neef ari ah si aysan dhashiisu u nuugin kolay harag ama maro ka samaysan candhada u gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) Kolay maro ama harag ka samaysan oo ariga candhada loo geliyo si aysan dhashoodu u nuugin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la candhasaabay ahaansho (ari).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg candhasaab2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg candhasaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg candhasaaban. ld candhasaabnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Cid indhasaab xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld candhasaabnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg candhee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Si kala daadsanaan iyo qaabdarro ah u fadhiyid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld candhaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Weynaan iyo barar ka muuqda candho aad caano uga buuxsameen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Gun, sal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Candho xoolaad aad u dararid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: indhasaab 1 m.l (-byo, m.dh) 1. Wax indhaha lagu xiro si aysan wax u arag. 2. Sixir.
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Indhaha wax ku xirid si aan wax loo arag.
Qeexid Xigta: Dareenka aragtida cid ka sixrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Dad wada dhalasho ka dhexeyso; xigto; ehelo; xigaalo; qaraabo; sokeeye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Xubinta caanahu galaan ee xayawaanka dheddig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld can dhaaq1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Cudur candhada ku dhacay awgeed xididdada caanaha waxyeeloobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]