Qeexid
"Candho xoolaad wax aad u dararsan ahaansho."
[-naa, -nayd]
candhokarsan aa
candhokarsan ayd
f.mg4"Candho xoolaad wax aad u dararsan ahaansho."
Wadaag:
Candho xoolaad aad u dararid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Candho xoolaad wax aad u dararay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xubinta caanahu galaan ee xayawaanka dheddig.
m.dh
Wadaag:
Candho xoolaad aad u dararid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Weynaan iyo barar ka muuqda candho aad caano uga buuxsameen.
m.l
Wadaag:
Neef irmaan candho keenid.
Neef sid dhaweeyey gor yeelasho.
f.mg2
-dheeyay, -dhaysay
Wadaag:
(caman, m.l) Labada cad ee hilibka ah oo ku yaal wejiga labadiisa dhinac midkood, waxay u dhexeeyaan isha iyo qalka hoose, ama sanka iyo dhegta.
m.l
Wadaag:
Wax la candhasaabay ahaansho (ari).
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Si kala daadsanaan iyo qaabdarro ah u fadhiyid (qof).
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Hoore layig ah, aan midab lahayn, qanjirrada afka nafleyda ka yimaada oo liqidda cuntada fududeeysa. ld candhuufo.
m.dh
Wadaag: