Qeexid
"eeg candhuuf2."
"eeg candhuuf2."
Wadaag:
Hoore layig ah, aan midab lahayn, qanjirrada afka nafleyda ka yimaada oo liqidda cuntada fududeeysa. ld candhuufo.
m.dh
Wadaag:
Ku c.: cid candhuuf ku tufid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
(c. nafl.) Dareere biyo oo kale ah ay qanjidho candhuufeedku ku dhiiqiiyaan afka. Soo saarida candhuufta waxa nashaadiya cuntada afka ku jirta iyo urta ama ku fekerka cuntada.
m.dh
Wadaag:
Candhuuf marin.
Candhuuf ku tufid.
f.g2
-feeyay, -faysay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xubinta caanahu galaan ee xayawaanka dheddig.
m.dh
Wadaag:
Neef irmaan candho keenid.
Neef sid dhaweeyey gor yeelasho.
f.mg2
-dheeyay, -dhaysay
Wadaag: