Qeexid
ld qaneeqaad1.
ld qaneeqaad1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: ld qaneeqaad2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld qaneeqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Geedka galleyda inta uusan sabuulka soo ridin ee uu dhinaca ka kuusanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: ld cinaad2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld cinaad1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Meel dhagax ballaaran oo siman leh oo ciid ku hareereysantahay oo biyaha celisa.
Qeexid Xigta: C.daas joog/c.daas mar: wax buux ah (weel); qof fiican.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (daaw.) Xuub cad oo isha qaybteeda madow fuula oo aragga yareeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xayaabo daruur ah oo meel sare ka muuqata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax calalin; raamsi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld Cashurqaade; Canshuurqaadid; canshuurqaade.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld calaaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld caalqaadasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Caano wax ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhawaaq dheer oo geelu sameeyo marka la xanuujiyo.
Qeexid Xigta: Calaacal, cataw (qof).
Qeexid Kale: ld cabaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geed, qodxo yaryar oo qaroofan iyo xabag macaan oo la cuno leh.
Qeexid Xigta: Xiddigga lixaha ka dambeeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Neef geel ah oo la xanujin si uu cabaad u sameeyo.
Qeexid Xigta: Calaacalid, catawid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]