Qeexid
Nooc aleelada yaryar ka mid ah.
Nooc aleelada yaryar ka mid ah.
magac / noun
Dheddig / feminine
urur / collective
m.l
Qeexid: (-canjeel, m.dh) Geed weyn, miro la cuno leh, koox koox u baxa oo u eg deegaanka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: (-lo, m.l) Bocol yaryar oo xeebahabadaha laga helo oo weelasha lagu qurxiyo;laji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Cudur candhada ku dhacay awgeed xididdada caanaha waxyeeloobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cudur ku dhaca candhada oo xididdada caanaha waaxyeela.
Qeexid Xigta: ld candhabeelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld haleelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Meel bannaan oo aan dugsi lahayn.
Qeexid Xigta: D. ah: meel cidla' ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: caleen yar iyo qodxo qaroofan. ld cinjigod.
f.g1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Wax la kulmid.
Qeexid Xigta: Wax helitaankoodu muhiim yahay la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Geedka qeybtiisa laamaha ka baxda ee u sameysa cuntada.
Qeexid Xigta: Caleenta geedka shaaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Geed quwaax qodax leh oo dhiddinka u eg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]